Ganacsatada Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal oo amar culus lagu soo rogay Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 17 Julay 2017 – Degmada Burtinle 100 Dolar waxaa lagu safirayay afar malyan oo shalinka soomaali ah waxaana taasi ay keentay…Read more »
Shirkada Kenya Airweys oo Duulimaad Muqdisho ah Bilaabeysa Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 17 Julay 2017- Shirkadda Diyaaradaha Dalka Kenya ee lagu Magacaabo Kenya Airways ayaa waxaa ay Duulimaad Toos ah ka bilaabi…Read more »
Dhagayso+Sawiro:- R/Wasaare Kheyre oo kormeer howleed kutagay Wasarada Arimaha Gudaha Dalka Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QO | 17 Julay 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha…Read more »
Xafiiska R.W Kheyre oo sameeyay Email loogu soo diro fariimaha Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 17 Julay 2017 – Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sameeyay cinwaan Email ah oo fariimaha loogu soo…Read more »
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo tababar u furay ciidamo isku dhaf Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 17 Julay 2017 – Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta waxa ay Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo C/laahi Yuusuf Tababar ugu…Read more »
Wasarada vBoostada Iyo Isgaarsiinta Dalka Oo Ka Hadshay Soo Labashada Internedka Dalka Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Qol | 17–julay —2017–Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay Guddiga Khubaro ah in loo saarayo in ay soo baaraan khasaarihii ka dhashay…Read more »
Galmudug oo looga digay hurinta dagaalo ka dhaca magaalada Gaalkacyo Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Galkacyo | QOL | Julay 17, 2017 – Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Gaalkacyo ayaa…Read more »
AMISOM oo beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Muqdisho Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 17, Julay 2017- Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa iska dafiray warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Idaacadaha maxaliga…Read more »
Mudo Farabadan Kadib Interned-kii Koonfurta Dalka oo dib loo helay Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL |17–Julay –2017 – Muddo 23 maalmood kadib ayaa waxaa qadka internet-ka dib looga helay Koonfurta Soomaaliya, kadib markii Fiiladii Internet-ka 24-kii…Read more »
Dag-Dag :- Qoys kunool magalada Hargaysa oo xabsiga loo taxaabay Posted on July 17, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Hargeysa | QOL | 17–julay -2017 – Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland ayaa Xabsiga dhigay tiro dhalinyaro ah iyo Waalidiintooda kuwaas oo Shaqaaqo rabshado dhaliyay…Read more »