945 Views

Uhuru Kenyatta oo xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda,

Uhuru Kenyatta oo  xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda,
____________________________________________________________________________

May 20 2021

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda, waxeyna noqoneysaa dekafda labaad ee Kenya ay yeelaneyso.

Kenya ayaa horey ugu tiirsaneyd dekedda Mombassa, oo sidoo kale dalal badna oo kui yaalla Bariga Afrika ay adeegsadaan, waxaana dekeddan ay culeyska ka yareyn doontaa taas.

Sidoo kale dekadda Laamu ayaa Noqonaysa Dekadii labaad  oo ay yeelato Kenya, waxaana sidoo kale dalal badna oo kui yaalla Bariga Afrika ay adeegsadaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post