Afhayeen loo magacaabay Ciidamada Xoogga Dalka Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Augusto 14, 2017 – Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Afhayeenka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya. Wareegto ka soo…Read more »
DEG-DEG:- Madaxweyne maamul Gobaleed oo xilkii laga qaaday Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Augusto 14, 2017 – Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa kalsoonida kala laabtay Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble, kadib kulan ay ku…Read more »
Wasiir Cabdi Xoosh oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub Posted on August 14, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Augusto 14, 2017 – Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay…Read more »
R/W Ku xigeenka Soomaaliya “Dhibaatooyinkii jiray waxay nabareen casharo nagu filan kuwaa soo Indhaha noo furay” Posted on August 14, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 1 3 August 2017 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan…Read more »
Madaxweyne Gaas oo wakiilka u Magacaabay dalka Finland Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wakiilka maamulkaasi ee dalka Finland. Cabdifitaax…Read more »
Shir Muqdisho ka soconayo oo qodobo muhiim ah looga hadlay Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Shirkii billlaha ahaa ee hay’adaha garsoorka oo lagu qabtey xarunta maxkamadda Sare waxaana ka soo qeyb galey…Read more »
Maxaad Ka Taqaan Sheekh Muqtaar Roobow Cali ? Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Muqtaar Roobow Cali (Abuu mansuur) oo muddo dheer kamid ahaa Xarakada Alshabaab ayaa dhowaan qaatay go’aan uu…Read more »
Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Wararka ka imanaya Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qof Taksiile ahaa uu ku dhintay…Read more »
Mukhtaar Roobow oo ku biiraya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Mas’uuliyiin u hadashay maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Wadaadka isku soo dhibay Dowladda Soomaaliya Mukhtaar…Read more »
Ciidamad AMISOM oo digniin loo diray Posted on August 14, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Taliyaha ciidamada Booliska AMISOM Rex Dundun oo la hadlaayay ciidamo badan oo ka tirsan Booliska AMISOM, ayaa…Read more »