2487 Views

Sawiro:-Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Odayaasha dhaqanka Ee Maamulkaasi

Sawiro:-Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay  Odayaasha dhaqanka Ee Maamulkaasi
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 12  November 2017 –Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa gurigiisa maanta qado ugu sameeyay odayaasha dhaqanka Galmudug waxaana madaxweynuhu kala hadlay odayaasha Xaaladda Galmudug.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan howlgal ka dhan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah degaanada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa intaas hadalkiisa ku daray in uu dadaal Dheer ugu jiro sidii uu hishiis ula gali lahaa maamulka ahlusuna waljameeca si uu maamulkiisu u gaaro deegaanada ay hada maamulaan ahlusuna odayaashana looga baahanyahay in ay qayb ka qaataan oo ay tagaan deeganada ay xukumaan Ahlusuna oo ay kala hadlaan sidii ay ula hishiin lahaayeen maamulkiisa.

c1 c2 c3 c4 c5

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment