Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Caleema Saarkii Uhuru Kenyatta Posted on November 30, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | November 30, 2017 – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii labaad ayuu sanadkan safar ku yimid magaallada Nairobi ee caasimadda Kenya.…Read more »
Sawirro:-Dowladda Oo Soo Bandhigtay Qorsho Cusub Oo Askari Walba Ku Qaadanayo Mushaarkiisa Posted on November 30, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nov 30, 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah furay Diiwaan-galinta Ciidamada Xooga Dalka oo…Read more »
Ciidamada Xoogga Dalka oo Baladul Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa Posted on November 30, 2017 by Ali | 0 Comments Kadib howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga shalay Al-shabaab kagala wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa…Read more »
Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo U Digay Wariyayaasha Aflagaadeeya Madaxda Dowladda Posted on November 30, 2017 by Ali | 0 Comments Wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo ka…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Posted on November 30, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Abidjan | QOL | 29, Nofeembar, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory…Read more »