1902 Views

Uganda Oo Bilaabaysa in Ciidankeedii ugu Horeeyay Kala Baxeyso Soomaaliya.

Uganda Oo Bilaabaysa in Ciidankeedii ugu Horeeyay Kala Baxeyso Soomaaliya.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Disembar 05, 2017 Afhayeen u hdlay Ciidamda Uganda ayaa sheegay in ay ka saarayan bishaan dabayaaqadeeda Askar gareysa 281 askri oo ka mid ah Howlgalka AMISOM waxana ay qayb ka tahay kun Askri oo lagu dhimayo Howlgalka AMISOM iyadoo loo diyaar garoobayo ka bixitaanka ciidamadaasi sanadka soo socda ee 2018-ka

Afhayeenka waxa uu shaaca ka qaaday in ay doonayaan in ay arkaan Ciidamda Soomaalida oo amaanka iyo xasiloonida dalkooda la wareegaya si looga maarmo ku tiirsanaanta ciidanka Shisheeye, Uganda Soomaaliya waxaa ka jooga Askar dhan Lix kun oo Askari

Bishaan ayaa la filayaa in sidoo kale wadamada ay Ciidanka ka jogaan Somalia ay qeyb ahaan kala baxaan dalka iyadoo qararakii Golaha amaanka Ka jawaabaya, Dowlada mareykanka ayaa durba ka muujisay walaac ka bixitanka AMISOM ee Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment