2100 Views

Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximin & Xeeb Oo Gaaray Gaalkacyo

Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximin & Xeeb Oo Gaaray Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 30, 2018 – Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa Maanta gaaray isla markaana lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey)

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Tiiceey ku soo dhaweeyey Gaalkacyo,waxna wehlinaya kuxigeenkiisii hore Cabdiraxmaan Shaati Cadde IYO Xubno kale.

Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) ayaa dhawaan soo gaaray Magalada Muqdisho,waxana mudo Afar Sano ah uu ku xirnaa Wadanka Belgium-ka kadib markii lagu soo eedeeyey in uu xiiriir la leeyahay Burcad Baddeeda Soomaalida wallow markii dambe dambigas lagu waayay.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment