6225 Views

Guddoomiye Golaha Shacabaka oo kormeeray xarunta Golaha Shacabka oo dib u dhis ka socdo

Guddoomiye Golaha Shacabaka  oo kormeeray xarunta Golaha Shacabka oo dib u dhis ka socdo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 28, 2018 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta kormeer ku tegay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya oo dib u dhis lagu sameynayo.

Kormeerkiisa ayaa waxaa ku wehlinayey guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,waxaana ay soo indha indheyeen qaabka uu u socdo dhismaha Xarunta.

Markii la doortay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa durba bialawday dib u dhiska Xarunta Golaha Shacabka oo ay horay xildhibaano farabadan u sheegeen in guddoomiyaashii soo maray Baarlamaanka aysan ku guuleysan in ay dhisaan.

Barlamaanka-dayac-tir-6 Barlamaanka-dayac-tir-5 Barlamaanka-dayac-tir-4 Barlamaanka-dayac-tir-3 Barlamaanka-dayac-tir-2 Barlamaanka-dayac-tir-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment