2049 Views

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |June 3, 2018 – Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgal ay manta ka sameeyeen waax ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir wax ay gacanta ku dhigeen Koox burcad ah oo dadka dhici jiray.

Kooxdaan gacanta lagu dhigay oo laba ayaa watey mootooyin,kuwaas oo xilliga la qabanyey dhac u geysanayey Ardayda ka soo baxda Jaamacadaha sida uu sheegay Guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo.

“Hay’adaha Amniga Degmada Hodan oo Gacanta ku dhigay Rag mootooyin watay oo dhac u geeysanayay arday kasoo baxday Jaamacad, ciidanka roonadada ayaa ka dul dhacay tuugadoo falkaas foosha xun ku guda jira

Sikastaba Ciidamada amniga Soomaaliya oo maal mihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ay ka sameeyeen degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,iyaga oo ku soo qabtay rag hubeysan oo ku guda jiray falal la xiriira amnidarro..

Amaanka amaanka 4 amaanka 3 amaanka 1 amaan2

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment