1905 Views

Al-Shabaab Oo Afduubatay Gudoomiyaal Degmo Iyo Wiilal Ay Dhaleen

Al-Shabaab Oo Afduubatay Gudoomiyaal Degmo Iyo Wiilal Ay Dhaleen
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | july 19, 2018 –  Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobalka Gado ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Afduubteen Gudoomiyaal degmo iyo Wiilal ay dhaleen kadib markii ay si lama filaan ah ay gudaha ugu galeen degaanadii ay maamulayeen gudoomiyaashaas

Xogaha ay helayso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Al-shabaab ay Afduubteen C/laahi Kuusow Maxamed oo ahaa Gudoomiyihii deegaanka Shaataaloow oo hoostagta degmada Luuq ee gobalka Gado iyo sidoo.

Dhinaca kalana waxaa la sheegayaa Al-shabaab sidoo kale ay Afduubteen gudoomiyaha tuulada Cadaley Axmed Cumar iyo wiil uu dhalay,sidoo kalana ay horay u wateen garigii gudoomiyaha

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment