558 Views

Ukraine oo sheegtay in dhinaca Belarus-ay kala kulmeen weerar lagu soo qaaday.

Ukraine oo sheegtay in dhinaca Belarus-ay kala kulmeen weerar lagu soo qaaday.
____________________________________________________________________________


khamiis: February 24, 2022

Masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan dowladda Ukraine ayaa sheegaya in ciidamo ka socda dalka ay deriska yihiin ee Belarus ay ku biireen weerarka uu Ruushku ku qaaday Ukraine, taasoo ka dhigan in weerarka uu sidoo kale Ulraine uga socdo dinaca waqooyi.

Belarus waxay in muddo ahba gacansaar la lahayd Ruushka. Dadka qaar ayaa dalkan yar ku tilmaama mid u adeega Ruushka.

Weerarkan dhinaca waqooyiga ah waxaa wehliya mid kale oo dhinaca bari oo uu billaabay Ruushka.. Waxaana jira warar sheegaya in Ruushka uu sidoo kale dhaqdhaqaaq milatari ka billaabay waqooyiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post