1560 Views

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada xasilinta Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada xasilinta Garoowe
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulkaasi.

Xeer Madaxweyne Lr.171 11 November, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Xasilinta Caasimada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

Waxaa G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta caasimada Puntland ee Garoowe.
Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment