1386 Views

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland?

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland?
____________________________________________________________________________

uqdisho | QOL April 03, 2019 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo lagaga hadlay Xaaladaha ammaanka dib u habaynta howlgalada iyo sugida Nabadgalyada Magaalooyinka xorta ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa  golaha uga warbixiyay shirarkii uu kaga qaybgalay Magaalada Muqdisho kuwaas oo lagaga hadlayay sidii loo soo afjari lahaa khilaafka mudada u dhexeeyay Jubbaland iyo DFS.

Waxaa kale oo kulanka lagaga hadlay sidii loo dardar galin lahaa kaalmada la gaarsiinayo dadka ay abaarahu sameeyeen iyadoo ilaa hada gurmad noocyo kala duwan leh la gaarsiiyay meelaha ay xaaladaha adag ka jiraan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment