3171 Views

Wasiir Jamaal ”40% oo kaliya ayaa dadka Soomaaliyed waxna qorikara waxna aqrikara”

Wasiir Jamaal ”40% oo kaliya ayaa dadka Soomaaliyed waxna qorikara waxna aqrikara”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 24, 2018 – Shir looga hadlaayo Arrimaha waxbarashadda Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo maamul goboleedyadda ayaa ka socda Magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa waxaa Khudbado kala duwan ka jeediyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Qaar ka mid ah bahda Waxbarashadda Soomaaliya.

Wasiiradda hadda hadlay waxaa ka mid ah Wasiirka qorsheynta xukumadda Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan oo  yiri ” baaritaan ay sameysay wasaaradda qorsheynta waxaa lagu ogaaday in 40% oo kaliya ay dadka Soomaaliyed ay waxna qorikaran waxna Aqrikaraan 20% oo kaliya ayaa dadka Soomaaliyeed gaaray heerka waxbarashada Jaamacadda 90%” ayuu yiri Wasiir Jamaal.

Waxaa uu intaasi kusii daray hadalkiisa “dadka Soomaaliyed waxay fursad uhelikaran in ay waxbartaan sidaas darteed 2020 qorshaha qaranka waxaa kujiro in tirada dadka soomaaliyed ee wax qorikara waxna aqrinkara lagaarsiyo halka ugu sareyso”

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment