Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha
Muqdisho, Ogoosto 05, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay barnaamijka wada-tashiga siyaasadda barakacayaasha ayaa…