666 Views

shiinaha oo Xeebaha Somaliya u soo diray Markab aad u ballaaran oo dul saaranyihiin diyaaradaha kuwa qumaatiga

shiinaha oo  Xeebaha Somaliya u soo diray Markab  aad u ballaaran oo dul saaranyihiin diyaaradaha kuwa qumaatiga
____________________________________________________________________________

May 15 2021

Dalka shiinaha ayaa la sheegay in uu Xeebaha Somaliya u soo diray Markabkan oo ah mid aad u ballaaran oo dul saaranyihiin diyaaradaha kuwa qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka, gantaallada wax burburiya iyo doomo nuuca dheereeya.

wararka ka soo baxay wasaarada Difaaca Shiinaha ayaa lagu sheegay in uu noqonayo markabkii miid 38-aad ee ay la socdaan ciidamada xoreynta badda (PLA). ee loo soo diro Xeebaha Somaliya

Wararkii ugu dambeeyey ee ku geedaaman markabkan ayaa sheegaya inuu kasoo amba-baxay dekedda Zhoushan oo ku taalla gobolka Zhejiang ee dalkaasi Shiinaha.

sidoo kale Ujeedka Markabkan ayaa waxa uu yahay sidii ciidamada badda ee Shiinaha iyo maraakiibtooda ay uga hortegi lahaayeen weeraro lagu qaado maraakiibta ganacsiga ee mara biya Soomaaliya.

Office nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post