2742 Views

War Deg-deg ah – Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

War Deg-deg ah – Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

War Deg-deg ah; Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo dhowaaqa qaraxana laga maqlay inta badan caasimada dalka ee Muqdisho.

Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan meel ku dhow isgoyska shaqaalaha iyo shaneemadii hore ee Somaliya,  waxaana ay wararka soo baxaya ay sheegayaan inuu ahaa qaraxa mid ka dhashay gaadiid waxyaalaha qarxa lagu soo raray.

Wararka qaar ayaa sheegaya in weerarkan lala beegsaday baar ay dadka ku cunteeyaan kaasoo caan ka ah magaalada Muqdisho,

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment