1239 Views

Sawirro:-Khasaaro Ka Dhashay Hoobiyayaal Ku Dhacay Xafiis Ay Leedahay Wasaaradda Ganacsiga

Sawirro:-Khasaaro Ka Dhashay Hoobiyayaal Ku Dhacay Xafiis Ay Leedahay Wasaaradda Ganacsiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL  March 02, 2019 –Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tirro Hoobiyayaal ah oo Maanta ku soo dhacay Xaafado ku yaalla agagaarka Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Madaafiicdaan ayaa qaarkood waxa ay ku dhaceen dhismayo ay degan yihiin Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha,Ganacsiga,iyo Beeraha,waxaana si gaar ah ay ugu dhaceen Xafiisyo ay leedahaya Wasaaradda Ganacsiga,kuwaasi oo ku yaalla dhabarka dambe ee Xarunta Tiyaatarka Qaran.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan  ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay u sheegeen in tiradda Hoobiyayaasha soo dhacay ay gaarayan ilaa iyo saddex,Ma cadda halka laga soo tuuray Hoobiyayaashaasi.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaraha rasmiga ahay geysteen,hayeeshee waxaana la xaqiijiyay uu in qaar kamid ah ay ku dhaceen Xafiisyo ay leedahay Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Soomaaliya

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment