1974 Views

Munaasabad Sagootin Ah Oo Caawa Loo Sameeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada

Munaasabad Sagootin Ah Oo Caawa Loo Sameeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 09, 2018–Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Caawa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayey Madaxda Dowlad Goboleedyada ee shirka ugu soo geba gaboobay Kismaayo.

 

Munaasabada oo lagu qabtay Guriga Nabada ee Magalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka Jubbaland,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxdij shirkaasi ka qeyb gashay.

Hadalo koo kooban oo ay munaasabada ka jeediyeen ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo dhowr ah,iyads oo Maalinta berito ah ay ka soo ambabixi doonaan Magalada Kismaayo.

Goobta munaasabada lagu qabtay ayaa waxaa surnaa boorar ay ku qoran yihiin Badbaadinta Qaranimada dalka waa waajib Wadareed iyo Erayo.

23 24 25 26 27 28 222222

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment