1791 Views

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Cadaado
____________________________________________________________________________

Cadaado | QOL | September 14, 2018 – Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wafdiggaan ayaa ka yimid Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool Magaalada Cadaado.

Magaalada Cadaado ayaa sidoo kale maanta lagu waddaa in uu taggo Gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Gacal Casir.

Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan Madaxda Galmudug ayaa xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ay saldhigyo ka kala dhigteen Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment