2049 Views

Sawiro:-Madaxweynihii Horre Soomaaliya Oo Lakulamay Xildhibaanada Ku Xisbiga ah

Sawiro:-Madaxweynihii Horre Soomaaliya Oo Lakulamay Xildhibaanada Ku Xisbiga ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaannada Golaha shacabka gaar ahaanna kuwa Xisbigiisa PDP.

Kulanka ayaa lagu sheegay in uu ahaa is xogwareysi iyo Qado uu Madaxweynihii hore u sameeyay Xildhibaannada ku jira Xisbigiisa.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 30kii Bishii hore ku soo laabtay Muqdisho kaddib 18 bilood oo uu dalka ka maqnaa doorashadii looga guuleystay kaddib.

Xasan ayaa markii uu yimid Muqdisho shir uu ku qabtay ka sheegay in uu u yimid in uu ogaado xogta dalka,waxaa kale oo uu xusay in uu marayo dhamaan Gobollada dalka oo uu booqan doono.

x2

x3 x4

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment