1878 Views

Wasiir Jamaal oo xildhibaan noqday

Wasiir Jamaal oo xildhibaan noqday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 07, 2018 Wasiirka wasaarada qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku guulaystay doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo maanta ka dhacday Magaalada Garoowe.

Wasiir Jamaal ayaa helay codad gaaraya 49 cod, maanta laga bilaabo waxa uu si rasmi ah kaga mid noqday xildhibaanada golaha shacabka.

Jamaal ayaa horay loo saadaaliyay in uu noqon doona Xildhibaan ka dib markii uu ka iibsaday Shaqsigii kursiggaan ku fadhiyay Dahar Cali Faarax.

Waxaa kula tartamay kursigaan Maxamuud Cabdullaahi Maxamed.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment