930 Views

Mareykanka oo cadaadis xoogan ku haya Hogaamiyaasha Militari ee dalka Mayanmar

Mareykanka oo cadaadis xoogan ku haya  Hogaamiyaasha Militari ee dalka Mayanmar
____________________________________________________________________________

Khamiis 11 /2/ 2021

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inay cadaadiska ku kordhin doonaan Hogaamiyaasha afgambiga kasameeyay ee militariga dalka Mayanmar.


Biden ayaa shaaca ka qaaday inay cuniqabateen maaliyadeed iyo mid qoys ay kusoo rogi doonan Militeriga wadanka Mayanmar

Dowladaha caalamka oo uu ku jiro Mareykanka ayaa cambaareeyey afgambiga Myanmar, horey ayaa QM waxaa ay war uga soo saartay xiisadaha siyaasadeed ee ka taagnaa dalkaasi oo doorashada ka dhacday la sheegay in lagu shubtay.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post