1122 Views

UNHCR oo Kenya kala hadashay sidii xal waara looga gaari lahaa qaxootiga ee Xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya.

UNHCR  oo  Kenya kala hadashay  sidii xal waara looga gaari lahaa qaxootiga ee Xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya.
____________________________________________________________________________

April -9-4-2021

Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa dowladda Kenya u gudbisay tilaabooyin ay ku doonayso sidii xal waara oo arrimaha Xuquuqda qaxootiga kuwaasoo ay UNHCR ay ku doonayso in lagu ogaado xal u helidda Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya.

Hadalka UNHCR ayaa imaanaya imanaya xilli uu dhowaan dhamaaday 14 casho oo ay Kenya u qabatay UNHCR inay dalkooda dib ugu celiso qaxootiga ku nool xeryahaasi.

Sidoo kale Kenya ayaan jawaab ka bixin hadalkaas ka soo yeeray Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR, balse Kenya ayaa Sanad kasta waxay ku kacdaan arimahaan oo kale ayaga oo dhaqaale xoogan ka qaata Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post