2010 Views

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekunaa Maye.

Musharaxiinta isbedel doonka ah waa musharixiinta aysan kamid ahayn shakhsiyaadka loo xaglinayo in ay taageereyso dowladda Soomaaliya waxaana kulanka looga wada hadlay sida ugu haboon ay doorashada u dhaceyso.
Waxa kale oo ay isla soo qaadeen inta uu kulankooda socday oo ay si gaar ah  isaga xog wareysteen sida ay lagamamaarmaan u tahay in isbedel uu ku dhaco maamulka Koonfur Galbeed.

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment