2565 Views

Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaaliyeed Oo Muqdisho Loogu Dhawaaqay

Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaaliyeed Oo Muqdisho Loogu Dhawaaqay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 21, 2018 –Iyada Oo Dhalinyarad Wax Kubaratay Dalka Soomaaliya Ay U istaagayaan In ay Wax Kaqabataan Sidii Ay U Hormarin Lahaayeen Wacyiga Dalinyarada Soomaaliyeed  Ayaa Waxaa Magalada Muqdisho Laga yagleelay Gole ay Ku Mideeysanyihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed

Golahan Oo Lamagac Baxay Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaliyeed Ayaa ah Miid ay  Kuwada Mideeysanyihiin Dhaliyarada Soomaaliyeed Ee Kunool Gudaha Dalka Iyo Dibadiisa Ayaa Kashaqayn Doono Wacyigalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Iyo Hormarintooda .

Gudoomiyaha Golahan Maxamed Aaden  Ayaa sheegay In Golahan Uu Noqon Doono Mid Sameeya Isbadal Labaankaro 2-Sanno Ee Soo socota Waxaan Ugu Baaqay In Dhalinyarada Soomaliyeed Ay Ubaahanatahay In Siwadajir ah ay wax uwada Qabasadaan Laganabaahanyahay In Ay Layimaadaan Isabadal Macana Sameeya

Dhalinyaradan Oo Ah Kuwa Dhamaantood Waxkubaratay Gudaha Dalka Ayaa Sheegay In ay Kafaa’idaysan Doonaan Khayraadka Alle Uu Kumanaysatay Dalkooda Dhalinyarada Soomaaliyeedan Ay Kuwacyi Galin doonaan

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment