2751 Views

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | December 04, 2018-Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari gaar ahaan Waaxda March ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay Qarax gaari.

Qaraxa ayaa ahaa Mid lagu xiray gaari Nooca raaxadda ah, waxaana  ku dhaawacmay ruuxii watay gaariga.

Goobjoogayaal ayaa Risaala u xaqiijiyay in gaariga uu watay wariye Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed, islamarkaana uu soo gaaray dhaawac.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment