1317 Views

Dhagayso:-Xildhibaano sheegay in guriga Gudoomiyaha laga jaray Cunadda iyo Biyaha

Dhagayso:-Xildhibaano sheegay in guriga Gudoomiyaha laga jaray Cunadda iyo Biyaha
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 11, 2018 —Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa mareysa meel adag ka dib markii Xildhibaano ka tirsan Golaha ay Shacabka ay Mooshin ka keeneen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa  sheegay in Guriga Gudoomiyaha Golaha Shacabka laga jaray biyaha iyo Cuntadii, islamarkaana ay xilliggaan ka taagan Xaalad adag.

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee tagay guriga Gudoomiyaha ayaa Risaala u sheegay in guriga Gudoomiyaha laga jaray Cuntadii iyo biyihii.

Waxaa uu sheegay in ay qaadi doonaan tilaabooyin looga jawaabayo Go’doominta lagu sameeyay Gudooomiye Maxamed Mursal iyo Ciidankii Ilaalada ka haayay.

Halkan Ka Dhagayso

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment