1341 Views

Akhriso:-Guddiga Doorashada Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay

Akhriso:-Guddiga Doorashada Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  January 02, 2019 —Guddoomiyaha KMG ah ee Xildhibaanada cusub Baarlamaanka maamulka Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanada ayaa laga dhex magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka maamulka Puntland,kadib markii shalay  Guddoomiye KMG ah loo doortay Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka ee Puntland ayaa waxaa Guddoomiye loogu mgacaabay Xildhibaan Islaamciil Cabdi Abtiile.

Hoos ka Akhriso Warqada Guddiga  Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka Puntland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment