750 Views

Maraykanka oo digniin mar kale u jeediyey Ethiopia iyo Eritrea kuna aadan Xasuuqa Tigrey

Maraykanka oo digniin mar kale  u jeediyey Ethiopia iyo Eritrea kuna aadan Xasuuqa Tigrey
____________________________________________________________________________


May 29 2021

Dowladda Mareykanka ayaa digniin ku siisay Ethiopia iyo Eritrea inay wajahayaan cuna qabateynmo kale oo uu Mareykanka ku soo rogo.

 cunaqabateyntaas oo ay ku jiraan- Magnitsky Act- oo ah sharci u ogolaanaya Madaxweynaha Mareykanka inuu dul dhigo cunaqabateyn dhaqaale.

Sidoo kale  mid dhinaca safarada ah madaxda shisheeye oo ku lug yeesha xad gudub dhinaca xuquuqda aadanaha ah iyo musuqmaasuq. Sida uu Qabi sharciga Maraykanka iyo Kan Q.midoobay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post