2076 Views

AKHRISO:- Waxqabdka Todoadlaha ah ee Madxweyne Cabdicasii Lafatagareen

AKHRISO:- Waxqabdka Todoadlaha ah ee Madxweyne Cabdicasii Lafatagareen
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Jan 04 2019 — Madxweynaha maamulka koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagereen Oo In uu Horumar Latabakaro  Garsiyo shacabka uu hogaanka uyahay 4-sano uu Xilahaynta Maamulkaasi Uu Joogo. Hadabo Iyada Oo Halksaasi Laga Duulayo Ayaa Idiin Soogudbin Doonaa Wxaqabadaka Madaxweynaha Ee Todobadkan Inaga Siidhamanayo.

Safarkii Xudur 

Bilaawgii Isbuucan Siidhamanya Ee Sabtidii Ayuu Madxweyne Cabdi casiis xassan maxamed laftagereen u kicitamay magalamadaxda gobalka Bokool Ee Xudur Si uu usooqiimeeyo  Xalada Nololeed Ee Kajirta Gobalkaasi.

LAKULANKII WAXHATADAKA GOBALKA BOKOOL 

Durbadiiba Markii Uu Madxweyne Laftagareen Uu Kadagay Magalada Xudur Ee Gobalka Bokool Ayuu Bilaabay Hawlihii Uu Ugu Kuurgalilahaa xalada Nololeed Mida Cafimaad Iyo Tan Amni Ee Kajirta.

Deeganadaasi Isaga Oo Kulamo Laqaatay waxgaradaka Haweenka Iyo Bulshada Qaybaheeda Kale Wax Uu Dhamaan Kalahahdlayey Waxgaradkii Uu Lakulmay Sidii ay qay ugu Noqonlahaayeen Hormarada Uu Horbilaawga uyahay madxweyne Lafatagareen Iyagoona Ubalan qaaday in Ay Dhamaan Kala shaqayndoonaan waxyaabihii uu kacodsadau saladiinta iyo wax garadaka gobalka Bokool.

BOOQASHADII CIIDMADA XOOGA EE GOBALKA BOKOOL 

Sidookale Madxweynaha Maamulka KGS ayaa Intii Uu Kusugnaa Gobalka Bolool Kubooqday Furumaha Dagaalka Ciidamada Qalabka Sida Ee Dagaalka Kulajira Kooxda Al Shabaab.

Madaxweynaha ayaa Waxa Uu Kabalanqaaday In Ciidamada Naftooda U Huray Difaaca Dalkooda In ay Helidoonaan Dhamaan Xuquuqaadkii Ay Kulahaayeen CiDowlada Dhexe Iyo Tan maamulgobaleedka uu madaxkayahay madxweynaha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ciidamada Oo Wajiyadooda Laga dheehanyey Farxada ay Ku Dhalisay Soobooqashada ,adxweynaha ayaa Sheegay in ay Siilabajibaaridoonaan Hawlgalada ay ku sifeynayaan al shabaab.

KORUMEERKII IDACADA CODKA MAAMULKA KGS ,ISBTAALKA XUDUR IYO DHAGAX DHIGII TALISKA XUDUR 

Ugu Danbayn Madxweynaha Oo Kaduulaya Mashaariicda Hormarineed Ee Maamulkiisa Uu Ku Samaynayo Gobalkani ayaa Kormeer ku tagay isbitaalka xudur ,idaacada dowlad gobaleedka ee konfurgalbeed iyo Taliska booliiska Magalada xudur  Wax uuna sheegay in dhamaantood loosamayndoono mashaariic lagu hormmarinayo Isla kormeerkaasi ayuu ku dhagax dhigay Taliska Booliiska Dagamada Xudur Oo Aan Wax Dayctir ah aanan helin tan iyo Markii ay Bur burtay Dowladii Dhexe Dalka 1991

SOOGABA GABAYNTII SAFARAKA XUDUR 

Booqashada Madxweynaha Oo ahayd Mid Labo Maalin Qaadatay Ayaa Dib Ugu Soolabatay Magalada Baydhao Ee Goalka Baay Oo Ah Xarunta KMG ah ee Uu Maamulka kusii shaqaynayo waxaa muuqanayey shacabka oo Caleemo qoyan uluxaya madaxweynaha iyo isgoo Sifaraxadaysan u gacanqadayey Garihiisan ay Socdeen Gudoomiyaha Barlamaanka Iyo Bulshaweynkale Oo Tirabadan Madxweyne Cabdi Casiis ayaa Ku Dhawaaqay In Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ay Gali Doonaan Hawlagal Ay Kusifeeynayaan al shaaaab laguna xuryndoono deeganada maamulkaasi.

 SHIRKII UGU HOREYEY EE GOLAHA WASIIRAD UU LAYEESHO MADAXWEYNE CABI CASIIS 

Madxweyne Cabdi casiis xassan maxamed lafatagareen ayaa shalay laqaatay kulankii ugu horeyey golaha wasiirada ee xukuumadii shariif xassan sheekh aadan madaxweynaha ayaa ku dhiira galiyey hawlihii adakaa ay usooqabteen dadka kunool deeganada maamulkani, Dhanka Kale Madxweyne Cabdi casiis ayaa sheegay in gudi uu usaari doono rabshadihii ka dhacay ka hor doorashadii isga lagu dooratay wax uuna sheegay in loobaahanayahay in loo adeego shacaka dawaldiisuna tahay dawladii shacabaka.

Hadaba Marka La-eego waxqabadka Madxweyne Cabdi casii lafata gareen uu sameeyey Todoaadkii ugu horreyey ayaa ah mid rajo hormarineed ku beeraysa shacabak kunool deegana Koonfur galbeed  siyaasiinta ku dhaw madxweynaha ayaa sheegay in uu madaxweyne cabdi casiis uu aha tan iyo Intii Uu Siyaasada Soogalay Uu Ahaa Ruux hawlkar ah ayna aaminsayihiin in horumar uu gaarsiin doono koonfur galeed.

 

 

 

.

W/Q;-BASHIIR Barre 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment