1218 Views

Doorashadda Madaxweynaha Puntland oo maanta dhaceysa

Doorashadda Madaxweynaha Puntland oo maanta dhaceysa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 08 , 2019 —Magaalada Garowe ee Caasimada maamulka Puntland ayaa lagu waddaa in ay maanta ka dhacdo doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa maamulkaasi.

Xildhibaanada Puntland oo ka kooban 66 Mudane ayaa maanta dooran doona hoggaanka Puntland hoggaamin doona shanta sano ee socota.

Qabanqaabaddii ugu dambeysay ee doorashadda ayaa ka socota Magaalada Garowe, waxaana si weyn loo adkeeyay Ammaanka Magaalada.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment