1800 Views

Kulamo ka socda Garowe

Kulamo ka socda Garowe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 09, 2019 —Kulamo kala duwan oo looga hadlaayo Xaaladda Puntland ayaa ka socda Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Guddigii dowladda Soomaaliya ay u dirtay Magaalada Garowe ee Wasiiradda ahaa ayaa kulamo kala duwan leh Waxgaradka iyo Madaxweynaha cusub ee la doortay.

Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa sidoo kale la kulmay xalay Waxgaradka degaanada maamulka Puntland,kuwaasoo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Garowe.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment