1716 Views

Dhagayso:–Madaxweyne Dani Oo Sheegay Nooca Xukuumadiisa Ay Noqondoonto

Dhagayso:–Madaxweyne Dani Oo Sheegay Nooca Xukuumadiisa Ay Noqondoonto
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Janaayo 12, 2019 – Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo aan weli la Caleemo saarin ayaa ka hadlayay qorshihiisa ku aadan sida uu kusoo Magacaabo lahaa Goihiisa Wasiirada.

Waxa uu sheegay in qorshihiisa uu yahay in uu soo Magacaabo Golo Wasiiro tayo leh,isla markaana Haweenka ay qoondo wanaagsan ku lahaan doonaan maadaama hal Haween ah ay ku jirto Baarlamaanka Puntlan

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu waday wadatashi iyo kulamo uu la yeelanayay Bulshada qeybaheeda kala duwan si uu u soo Magacaabo Golo Wasiiro ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment