1254 Views

NISA Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Dhigtay Hoggaamiyaha Koox Dilal Fulisa

NISA Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Dhigtay Hoggaamiyaha Koox Dilal Fulisa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 19, 2019 –Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed  sarkaal sare oo ka tirsanaa amniyaadka Al-shabaab.

Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu yiri” Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”

NISA ma aysan bixin xog intaas dheer oo ku saabsan sarkaalkaasi ay soo qabtayn sida ay sheegeen, waxa ayna dhowr mar sidaan oo kale sheegteyn in ay soo qabteyn hogaamiyayaal ka tirsan Shbaab.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment