1488 Views

Sawirro:-Guddiga Joogtada Baarlamaanka Puntland Oo La Ansixiyay

Sawirro:-Guddiga Joogtada Baarlamaanka Puntland Oo La Ansixiyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Golaha Cusub ee Wakiilada Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay yeesheen kulankoodii ugu horeeyay,waxaana ay cod Aqlabiyad ah ku ansixiyeen 7 Xubnood oo ah guddiga joogtada ee Golaha wakiilada,kuwaas oo gobolada kala duwan ee Puntland laga soo kala xulay.

Xubnaha Baarlamaanka Puntland ay Maanta anisixyeen ee Guddiga joogtada ayaa waxa ay kala yihiin,isla markaana kasoo kala galeen 9 Gobol ee Dowlad Goboleedka Puntland,kuwaas oo kala ah.

Xildhibaan Axmed Jaamac Caddulle

Xildhibaan Cawil Xasan daad.

Gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuu:

Xildhibaan Muuse siciid Xasan

Xildhibaan Cabdicasiis siciid Maxamed

Gobolka Sanaag:

Xildhibaan Cali Axmed Saalax

Gobolka Sool iyo Cayn:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab

Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah Gabadha kaliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment