2886 Views

Qalbi Dhagax oo toban bilood ka dib la miboobay qoyskiisa

Qalbi Dhagax oo toban bilood ka dib la miboobay qoyskiisa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 06, 2018 – Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF lagana soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa 10 bilood ka dib la midoobay qoyskiisa oo degan Magalada Nairobi

Qalbi Dhagax ayaa habeen ka hor lagu soo dhaweeyey Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo boqolaal ka mid Soomaalida ku nool Nairobi.

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Gabar iyo Wiil uu dhalay iyo qaar ka mid ah qoyskiisa oo garbaha ka heysta kuwaas oo aad ugu faraxsan siideynta Aabahood.

qalbi-dhagax-family-5 qalbi-dhagax-family-4 qalbi-dhagax-family-3 qalbi-dhagax-family-2 qalbi-dhagax-family-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment