1251 Views

Wakiiladda Beesha Caalamka oo Maanta la filayo in ay wadahadal la yeeshaan Farmaajo.

Wakiiladda Beesha Caalamka oo Maanta la filayo in ay wadahadal la yeeshaan Farmaajo.
____________________________________________________________________________

Arbaco:  December 29, 2021

Xogo hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ay maanta wadahadal dhanka Zoomka la yeeelanayaan Madaxweyne Maxamed Cabdullhi Farmaajo, waxaana la sheegay in ay kala hadli doonaa xiisadihii siyaasadeed ee u dambeeyay ee dalku galay, maalmihii la soo dhaafay, khilaafka kala dhaxeeyo R/w rooble iyo sidii xiisadda loo dejin lahaa.

Beesha Caalamka ayaa horay u taageertay shirka Golaha Wadatasjiga Qaran ee lagu dardargelinayo doorashooyinka, laguna saxayo habraacyada doorashada.

Office Nairobi Kenya

Madaxweyne hore ee gobolka Oromada Alemayehu Atomsa
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post