1743 Views

Sawirro:-Dad Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Galbeedka Dalka Yemen

Sawirro:-Dad Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Galbeedka Dalka Yemen
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Janaayo 29, 2019 —Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in mooto lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ay xalay ku qaraxday Suuq ku yaalla magaalladda Mokha ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Qaraxaasi waxaa la sheegay inay 6 qof ku geeriyotay, halka 26 kalena ku dhaawacmeen, iyadoo dhibanaayaasha ay u badnaayeen dad ka casheynayey Maqaayad ku dhex taalla Suuqa uu qaraxu ka dhacay.

Ma kala cadda in qaraxaasi lala maaganaa Ciiddan taabacsan Dowladda oo ku sugnaa goobtaasi, mana jirto koox sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment