1398 Views

Waqtiga Uu Furmayo Kal-Fadhiga 5-Aad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay

Waqtiga Uu Furmayo Kal-Fadhiga 5-Aad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 21, 2019 –Gudoga joogtada ah ee golaha Shacabka oo maanta shirk u yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda uga hadlayay waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 5-aad ee golaha shacabka ee Soomaaliya iyaga oo ugu dambayntii go’aamiyay xiliga furitaanka.

Gudiga joogtada ee golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in 27-ka bishaan uu furmayo Kalfadhiga 5-aad,kulankaan waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiiq C/raxmaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment