1785 Views

Sawiro:-Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2019

Sawiro:-Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2019
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso  31, 2019 –Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa Shir Deg-Deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .

Golaha Wasiirada ayaa Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxana lagu Ansixiyay gacantaak, waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment