888 Views

Akhriso:-Maamulka Hirshabeelle Oo Qaadacay Qodobadii Kasoo Baxay Shir Lagu Qabtay Muqdisho

Akhriso:-Maamulka Hirshabeelle Oo Qaadacay Qodobadii Kasoo Baxay Shir Lagu Qabtay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 16, 2019 –Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Shirka looga hadlaayay Arrimaha gargaarka deg dega ah,kaasi oo ka soo qeyb galeen Wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed.

Madaxwenaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa qaadacay Shirkaas iyo qodobadii ka soo baxay ee lagu qabtay Muqdisho,isagoona eedeymo u jeediyay Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirkii arrimaha gargaarka deg dega ah loo hadlaayay ayaa Maanta la soo gabagabeeyay,waxaana si toos ah u qaadacay maamulka Hirshabeelle.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxyooyadda Hirshabeelle ayaa u qornaa sidan:-

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment