1137 Views

SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Garowe

SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Garowe
____________________________________________________________________________

MadMuqdisho | QOL | May 04, 2019 –axweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhoweeyey Madaxweyanaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka qayb gelaya shirka Wadatashiga ah ee Garoowe ka furmi doona kaasi oo ay ka qayb galayaan madaxda maamul gobaleedyada dalka iyo madaxada ugu sareesa ee dawlada soomaaliya .

Waxaana looga hadlidoonaa sidii Isfahan dhab ah loogu heli lahaa dawalada dhexe iyo maamul gobaleedyada dalka .

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment