681 Views

Doorashadii ugu horreysay ee aqalka hoose ee Soomaaliya oo maanta bilaabmeysa

Doorashadii ugu horreysay ee aqalka hoose ee Soomaaliya oo maanta bilaabmeysa
____________________________________________________________________________

isniin: November 1, 2021

Waxaa maanta la filaya in magaalada Muqdisho lagu doorto kuraastii ugu horreysay ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya.

Waxaa la filayaa wadaa inay dhacdo doorashada qaar ka mid ah kuraasta xildhibaannada Aqalka Hoose ee dowladda federaalka ah ku matali doona gobbolada Waqooyi.

Guddiga maamulka doorashada kuraasta gobollada waqooyi ayaa sheegay in maanta loo tartami doono labo kursi oo kamid ah kuraasta aqalka hoose ee gobollada waqooyi.

Waxaana maalmahanba magaalada Muqdisho ka socday diyaargarowga iyo dadaallo lagu doonayey in doorashadaasi ay qabsoonto.

Offci Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post