1200 Views

Sawiro:-Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir Oo Go’aan Ka Gaartay Dacwada Saraakiil Ka Tirsan Dekadda

Sawiro:-Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir Oo Go’aan Ka Gaartay Dacwada Saraakiil Ka Tirsan Dekadda
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 05, 2019 –Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakada Magaalada Muqdisho iyo Ganacsade.

 

Iyadoo Xukuntay in ay wax danbiya galin kadib markuu ku guul dareysteen Xafiiska Xeer ilaalinta in ay Maxkamadda horkeenaan Cadeymo kufilan in lagu helay Eeda ay usoo jeediyeen Muwaadiniintaas ayadoo 5-Eedeysane Amartay in xuriyadooda dib loogu celiyo Halka ay 2-Eedeysane oo maqanayaal ah ku celisay Dacwadoodo Maxkamadda Darajada 1-aad maadaama aan loo marin Habraaca Dacwadaha Dadka maqan.

Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa aqriyay Go’aaanka Maxkamadda.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment