720 Views

War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho.

War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho.
____________________________________________________________________________

February  28 /2/ 2021

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax goor dhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay Qaraxan in uu ahaa mid aad u culus.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kala duwan oo Magaalada Muqdisho ka mid ah ayaa ahaa mid Nuuca dhulka lagu aaso.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso, waxa uuna ka dhacay wadada Madaxtooyadii hore ee C/qaasim.

Sidoo kale ciidamo ka tirsanb kuwa Booliiska ayaa gaaray meesha ay wax ka dhaceen, kuwaas oo haatan wada baaritaano, islamarkaana goobta uu qaraxu ka dhacay.

https://assets.bilsyndication.com/ads/responsive/m3.html Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana socda gurmad loo fidinayo dadka ay soo gaartay waxyeelada oo u badan shacab marayey wadada dhinaceeda

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post