1179 Views

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee maanta oo baaqday

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee maanta oo baaqday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Gudoonka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu baaqday kulankii maanta ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya.

Arrintan ayaa timid kaddib markiii uu buuxsami waayay kooramkii loogu tagalay inuu ku furmo kulanka xildhibaannada baarlamaanka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa soo wajahay Fashil maalmihii ugu dambeeyay ka dib markii uu dhowr jeer baaqday kulanka Golaha shacabka oo xildhibaanada aysan soo xaadirin.

Kulankii ugu dambeeyay ayaa la yeeriyay xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka oo la sheegay in ay Fasax la’aan dalka uga maqan yihiin.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment