1242 Views

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo dhaawicii u geeriyooday

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo dhaawicii u geeriyooday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 01,, 2019 —Waxaa la xaqiijiyay goordhow in uu dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) kaas oo ku dhaawacmay qarixii ka dhex dhacay 24kii Bishii July ee sanadkaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

 

Dhaawaca guddoomiyihii Gobolkan Banaadir oo lagu daweeynayay Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa geeridiisa waxaa xajiiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar.

 

Waxaa jira mas’uuliyiin kale oo ay ka mid tahay guddoomiyaha Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Xaabseey iyo Xubno kale,kuwaas oo lagu daweynayo Isbitaal ku yaalla dalka Qatar.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment