1107 Views

Guuleed oo ku baaqay in laga tashado Xaalada dalka

Guuleed oo ku baaqay in laga tashado Xaalada dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October12 -2019 —Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay howshii laga sugayay ayna Marin Wadadii loo baahnaa.

 

Guuleed ayaa sheegay in maanta Soomaaliya ay u baahan tahay in la badbaadiyo, islamarkaana waxgaradka Soomaaliyeed laga doonaayo in ay doorkooda ka qaataan badbaadinta dalka.

 

Waxa uu sheegay in loo diyaar garoobo Wada tashi la geliyo go’aanka siyaasadeed ee Dalka Waxa uu sheegay in Axsaab aysan suura gal  xilligaan.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ugu baaqay in uu ka shaqeeyo Midnimadda Umadda Soomaaliyeed, islamarkaana uu qanciyo maamul goboleedyada iyo Siyaasiyiinta.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment