852 Views

Bananbax lagu taageerayo xaaji Muuse Suudi oo xalay ka dhacday Degmada kaaraan

Bananbax lagu taageerayo xaaji Muuse Suudi oo xalay ka dhacday Degmada kaaraan
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 15, 2021

Waxaa shalay gabaldhicii ilaa xalay Fiidkii magaalada Muqdisho ka dhacay gaar ahaan xaafadaha dhaca Waqooyiga Muqdisho, banaanbax lagu soo dhawaynayay Guusha Xildhibaan Muuse Suudi yalaxow oo shalay mar kale loo doortay Xubin ka mid ah aqalka sare ee Hirshabelle.

Banaanbaxayaasha ayaa ku soo wareegay Degmooyinka waqooyiga Muqdisho, Waxaana ay ku dhawaaqayeen Erayo ay ka mid yihiin xaaji Muuse soo dhawaaw mar kale.

Sidoo kale Guusha xaaji Muuse suudi uu shalay ka gaaray Doorashadii aqalka sare ee Hirshabelle aya Waxay guul daro dhabar jab ah ku tahay Villa Somaliya oo watay C/llaahi sheikh Xasan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post